Machadka Shaqaalaha Dawlada, waxa shalay oo jimca ay ardayda waxabarasha heerka labaadee machadku u fadhiisteen imtixaanki u danbeeyey ee semisterka koobaad ( Master Program).Xidhitaanka simistarkan k

Machadka Shaqaalaha Dawlada, waxa shalay oo jimca ay ardayda waxabarasha heerka labaadee machadku u fadhiisteen imtixaanki u danbeeyey ee semisterka koobaad ( Master Program).Xidhitaanka simistarkan koobaad waxaa ka soo qayb galay isku duwaha waxbarashada heerka labaad Mr. Abdirahman Haybe ayaa usoxidhay kuna hambalyeyay dadaalka badan ee ay so galiyeen halkaana ay kasi wadaan hayaanka wax barasho