Machadka Shaqaalaha Dawlada waxa ka soo gabagaboobay tababar kaas oo ku saabsanaa hogaaminta oo ay qadanayeen 35 shaqaale oo ka kala socday 16 wasaaradood tababarka waxaana dhigayay khabiirku takhasus

Machadka Shaqaalaha Dawlada waxa ka soo gabagaboobay tababar kaas oo ku saabsanaa hogaaminta oo ay qadanayeen 35 shaqaale oo ka kala socday 16 wasaaradood tababarka waxaana dhigayay khabiirku takhasusay hogaaminta  muda dherna ku shaqaynayay Agaasime ku xigeenka Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Mustafe Ahmed    sidookale waxaa sooxidhay tababarka agaasimaha waaxda tababarada Marwo Amal Sulaiman oo uga mahad celisay shaqalaha sida fcn udhamaystay tababarka kuna gudoonsisay shahaadoyin