Machadka Shaqaalaha Dawlada waxa ka shir waynaha shaqaalaha Machadka Kaas oo ay ka soo qayb galeen Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawlada Mudane Omer Eid Qalombi iyo Agaasime ku xigeenka fu

Machadka Shaqaalaha Dawlada waxa ka shir waynaha shaqaalaha Machadka Kaas oo ay ka soo qayb galeen Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawlada Mudane Omer Eid Qalombi iyo Agaasime ku xigeenka fulinta Machadka Mudane Bardi Abdilahi iyo Mudane Mustafe Ahmed,

Shirkaas waxaa lagusoo bandhigay waxqabadkii lixdii bilood  ee hore sannadkan 2023 halkay kaso dhaqaaqeen iyo halkay marayan marka loo eego qiimayntii sannadki tagay ee 2022 waxaana uso jedinayay agaasimaha waaxda qorshaynta iyo horumarinta Mudane Mahamoud Sead Adad  sidookale waxa halkaa ka hadlay agaasime ku xigeenka machadka mudane badri abdilahi oo uga mahadnaqay dhamaan shaqaala waynaha machadka heerka ay gaadhsiiyen kuna bogadiyay inay halka kasii wadaan