Machadka Shaqaalaha Dawlada waxa ka bilaabmay tababar kaas oo ku saabsanaa hogaaminta oo ay qadanayeen 35 shaqaale oo ka kala socday 16 wasaaradood tababarka waxaana dhigaya y khabiirku takhasusay hog

Machadka Shaqaalaha Dawlada waxa ka bilaabmay tababar kaas oo ku saabsanaa hogaaminta oo ay qadanayeen 35 shaqaale oo ka kala socday 16 wasaaradood tababarka waxaana dhigaya y khabiirku takhasusay hogaaminta  muda dherna ku shaqaynayay Agaasime ku xigeenka Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Mustafe Ahmed    sidookale waxaa furay tababarka agaasimaha waaxda tababarada Marwo Amal Sulaiman oo uga warantay tababarka iyo sidaa uu uqabsoomayo