Machadka Shaqaalaha Dawlada waxa asoo gabagaboobay tababar kaas oo ku saabsanaa maareynta wareegga mashruuca ( project cycle management ) oo ay dhamaysteen 26 shaqaale oo ka kala socday 16 wasaaradoo

Machadka Shaqaalaha Dawlada waxa asoo gabagaboobay tababar kaas oo ku saabsanaa maareynta wareegga mashruuca ( project cycle management ) oo ay dhamaysteen 26 shaqaale oo ka kala socday 16 wasaaradood tababarka oo soconayay muddo shan cisho ah waxaana dhigayay khabiirku takhasusay maareynta wareegga mashruuca ( project cycle management ) muda dherna ku shaqaynayay Agaasimaha qorshayta iyo horumarinta machadka Mudane Mahamoud Saed Adad

sidookale waxaa sooxidhay tababarka agaasime ku xigenada machadka Mudane Badri Abdilahi iyo mudane Mustafe Ahmed oo uga mahad celiyay shaqalaha sida fcn udhamaystay tababarka kuna gudoonsisay shahaadoyin.