Mac'hadka Shaqaalaha Dawlada ee Goballada bariga waxa ka socda xog uruurintii qiimaynta baahiyaha tababarrada shaqaalaha dawladda maalintii saddexaad, waxana ka qayb qadanaya isuduwayaasha wasaaradah

Mac'hadka Shaqaalaha Dawlada ee Goballada bariga waxa ka socda xog uruurintii qiimaynta baahiyaha tababarrada shaqaalaha dawladda maalintii saddexaad, waxana ka qayb qadanaya isuduwayaasha wasaaradaha ee gobolka Togdheer.
sidoo kale waxa ay dood wadaag layeesheen Isuduwayaasha gobolka oo ay kaga hadlayeen baahiyaha tababarrada ee shaqaalaha ay maamulaa.