Mac'hadka Shaqaalaha Dawlaada waxa saaka ka qabsoomay kulan ay kasoo qayb galeen agaasime waaxeedyada Mac'hadka kulan kaas oo uu shir gudoominayo Agaasimaha fulinta ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda mu

Mac'hadka Shaqaalaha Dawlaada waxa saaka ka qabsoomay kulan ay kasoo qayb galeen agaasime waaxeedyada Mac'hadka kulan kaas oo uu shir gudoominayo Agaasimaha fulinta ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer Eid Qalombi iyo Agaasime Ku xigeenka mudane Mustafe Ahmed Mahamoud; Shirkaas oo ku saabsana dardargalinta hawlaha shaqo oo ay ugu horayso ardayda cusub ee uu sannadkan Mac'hadku Qaadanayaan iyo Hawlaha Shaqo ee uu Mac'hadku Qaranka u hayo.