Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayaasha ee todobaadlaha ahaa, kulankaas oo uu shir gudoominayey Agaasime fulinta ee Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi.
Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayaasha ee todobaadlaha ahaa, kulankaas oo uu shir gudoominayey Agaasime fulinta ee Machadka Mudane
Omer-sayid Qalonbi.