Mac'hadka Shaqaalah Dawladda waxa saaka ka qabsoomay Shir kaas oo ku saabsanaa dardar-galinta iyo u diyaargarowga imtixaanka lagu soo galaayo Mac'hadka Shaqaalah Dawladda ee ay u fashiistaan ardayda c

Mac'hadka Shaqaalah Dawladda waxa saaka ka qabsoomay Shir kaas oo ku saabsanaa dardar-galinta iyo u diyaargarowga imtixaanka lagu soo galaayo Mac'hadka Shaqaalah Dawladda ee ay u fashiistaan ardayda cusub sannad walba. si ay uga midnoqdaan aradayda sannad dugsiyeedka 2022-2023 uu qaadanayo machadku