Mac'hadka Shaqaalah Dawladda Waxa ka qabsoomay shir kaas oo uu gadh wadeen ka ahaaa agaasimaha fulintaee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer Eid Qalambi, Shiskaas oo lagaga wada hadlaya dib u e

Mac'hadka Shaqaalah Dawladda Waxa ka qabsoomay shir kaas oo uu gadh wadeen ka ahaaa agaasimaha fulintaee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer Eid Qalambi, Shiskaas oo lagaga wada hadlaya dib u eegista qorshihii sannadkii dhammaaday iyo diyaarintii qorshaha sannadka soo socda.