Machadka Shaqaala Dawladda oo ugu horeeyo Agaasimaha fulinta e Machadka mudane Omer-sayid Qalonbi, Agaasime ku xigeenada Machadka iyo shaqaale ka mida ah shaqaale waynaha machadka ayaa casho sharaf

Machadka Shaqaala Dawladda oo ugu horeeyo Agaasimaha fulinta e Machadka mudane Omer-sayid Qalonbi, Agaasime ku xigeenada Machadka iyo shaqaale ka mida ah shaqaale waynaha machadka ayaa casho sharaf u sameyay shaqaale ka mida kuwaas oo wax-barasho heerka labaad iyo saddex ee jaamacada ugu baxaya dalka dibadiisa xafladaasna lagu sii sagootinayay, Halka shaqaale kale soo dhamystey wax-barashada heerka labaad ee jaamacada oo iyana lagu hanbalyaynayay.
Dhanka kale, waxa halka loogu duceyay dhamaan shaqalihii soo dhamaystay heerarka kala duwan ee wax- barashada iyo shaqaalaha u baxaya