Mac’hadaka Shaqaalaha Dawladda (Civil Service Institute) Waxa uu ugu bushaaraynayaa dhammaan bulshaweynta jecel waxbarashada in lagusoo kordhiyay sanadkan 2022, barnaamijyo cusub oo ah Jaamacada heerk

Mac’hadaka Shaqaalaha Dawladda (Civil Service Institute) Waxa uu ugu bushaaraynayaa dhammaan bulshaweynta jecel waxbarashada in lagusoo kordhiyay sanadkan 2022, barnaamijyo cusub oo ah Jaamacada heerka 1aad (Bachelor Degree), bixidona kuwaas oo kala ah sidan:
• Political science and International Relations
• Human Resource Management
• Public Administration
• law (New Program)
• Accounting and Finance
is diiwaan gelintii Ardayda waxa ay ka socotaa xarunta mac’hadka ee Hargeisa lagabilaabo malinka taariikhdu ku beegantahay 21 September 2022.