Mac’hadaka Shaqaalaha Dawladda (Civil Service Institute) Waxa uu ugu bushaaraynayaa dhammaan bulshaweynta jecel waxbarashada in lagusoo kordhiyay sanadkan 2023, barnaamijyo cusub oo ah Jaamacada heerk

Mac’hadaka Shaqaalaha Dawladda (Civil Service Institute) Waxa uu ugu bushaaraynayaa dhammaan bulshaweynta jecel waxbarashada in lagusoo kordhiyay sanadkan 2023, barnaamijyo cusub oo ah Jaamacada heerka 2aad (Postgraduate), bixidona kuwaas oo kala ah sidan:
• PUBLIC FINANCIAL MANAGEMENT (PFM)
• PUBLIC POLICY (PP)
• PUBLIC MANAGEMENT
• DISASTER RISK MANAGEMENT &SUSTAINABLE DEVELOPMENT (DRMSD)
Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda is diwaangalinta waxbarashada heerka labaad ee jaamacadda (Postgraduate).
ugu danbayn, waxaa la ogaysinaya bulshowaynta iyo ardayda jecel inay is diiwaan galiyaan kuna soo biiran Machadka, in ay diwaangalintu ay socondoontaa muddada kooban.