Maanta oo ay taariikh du ahayd 24th March 2022, waxa uu Agaasimaha Fulinta ee Mac’hadka Shaaalaha Dawladd Mr. Omer Qalonbi,

Maanta oo ay taariikh du ahayd 24th March 2022, waxa uu Agaasimaha Fulinta ee Mac’hadka Shaaalaha Dawladd Mr. Omer Qalonbi, kala soo qaybgalay xafladii xidhitaanka ee tababar kii ahaa Short-term Training of Trainers (TOT). kaasoo ay qaateen 28 tabar-qaatayaal ahaa kanasoconayay xarunta tababarada ee Mac’hadka mudo (6) lix maalmood ahaa.
Sikastaba ha ahaatee, Tabarakan waxa bixinayay khabiir sare Mr. Paul Nartey, oo ka socday Ghana Institute of Management and Public Administration (GIMPA) oo ay si wada jir ah isga kaashanayee CSI iyo GIMPA.
Sidoo kale waxa uu mac’hadku ogaysiinayaa tababar-qaatayaashii ku soo baxay Tababarka Long-term Training of Trainers (TOT), ka in uu bilaabmayo Sabtida 26th March 2022, insha alaah ee kasoo qaybgal wanaagsan.
Today, March 24, 2022, the Executive Director of the Civil Service Institute, Mr. Omer Qalonbi, attended the closing ceremony of the short-term training of trainers (TOT), which continued at the Institute's Training Center for the last six days with 28 trainees.
Therefore, this training is provided by the senior expert, Mr. Paul Nartey, from the Ghana Institute of Management and Public Administration (GIMPA), in a capacity development project funded by the World Bank, in collaboration with CSI and GIMPA.
Finally, the institute is also notifying the trainees of the