Maanta oo ay taaiikhdu tahay afartii bishii 9aad, waxa booqasho ku yiimi Xarunta Gobollada Bari ee Mac’hadka Shaqaalaha Dawladda, Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Cabdilaahi Ibraahin (Nafaqo). Wa

Maanta oo ay taaiikhdu tahay afartii bishii 9aad, waxa booqasho ku yiimi Xarunta Gobollada Bari ee Mac’hadka Shaqaalaha Dawladda, Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Cabdilaahi Ibraahin (Nafaqo). Waxa halkaa ku soo dhaweeyay Agaasimaha Xarunta Gobollada Bari ee Mac’hadka Shaqaalaha Dawladda, mudane Eng-Sakariye Cabdixakiin Sumuni . Waxa xarunta maalintii 10aad ka socda isdiiwaangelinta heerka koobaad ee Jaamcadda (Bachelor Degree) oo ay dhiganayaan shaqaale waynaha dawladda iyo bulshawaynta gobollada bari.
Guddoomiyhu waxa uu ku ammaanay hawlwadeennada xarunta Burco, qaabka hufan ee ay u wadaan shaqada iyo adeegga waxbarasho ee tayada leh ee ay ku soo kordhiyeen gobolka.