
Maanta, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka ee Maamulka iyo maaliyada Mudane Mu
Maanta, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka ee Maamulka iyo maaliyada Mudane Mustafe Ahmed iyo Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka ee Tacliinta iyo cilmi baadhista mudane Abadikadir Kamil, ugu horayn kulankaas ajandihiisa waxa ka warbixin Kuxigenka Agaasimaha fulinta Machadka ee Tacliinta iyo cilmi baadhista, dhanka kale Agaasimaha waaxda Taclinta aya ka warbixiyay sida ay u qorsheyeen u diyaar garawga Imtixaanka Shahaadigaa ee Form 4 ee dugsiyada sare sida ay uga qadanayaa doorkooda iyo halkay u marayso, Sida o kale, Agaasimaha Waaxda maamulka Shaqaalaha ayaa warbixiyay qorshayaashii saddex biloodka aha ee waaxahu soo dhamaden badankodi ina hadhayna ay soo gudbiyaan,Ugu danbayn, Kuxigenka Agaasimaha fulinta machadkaee Maamulka iyo maaliyada ayaa ku hambalyeeyay agasimayaasha hawlaha shaqo ee qaranka u hayaan ku dhiiriyay inay halaka kasii wadaan