Maamulka Sare ee Machadka Shaqaalaha Dawladda (CSI) oo uu hogaaminayay Agaasimaha Fulinta Machadka mudane Omer-sayid Qalonbi iyo Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Cilmi-baadhista,Tacliinta Mudane Abadi

Maamulka Sare ee Machadka Shaqaalaha Dawladda (CSI) oo uu hogaaminayay Agaasimaha Fulinta Machadka mudane Omer-sayid Qalonbi iyo Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Cilmi-baadhista,Tacliinta Mudane Abadikadir Kamil iyo qaar ka mid ah ardayda wax ka barata Machadka xaruuntiisa Hargaysa ayaa ka qayb galay kulan loogu diyaar garoobayay munasibada 18ka MAY oo ay soo qaban qaabiyeen Gudida Heerqaran ee diyarinta munasibada 18ka may oo ugu horeyo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Dr Ahmed Buhane oo ay weheliyaan Gudomiyaha Komishanka Qaranka Tacinta Sare Prof.Saleebaan Bare Cabdi iyo Agasimaha Komishanka Qaranka Tacliinta sare Ibraahim Aamin Gadiid.