Maamulka Machadka Shaqaalaha Dawladda oo uu ugu horeeyo Agaasimaha fulinta ee Machadka Omer-sayid Qalonbi ayaa soo dhawayn u sameeyay Wufuud ka kala socday Ethiopian Civil Service University, Ghana I

Maamulka Machadka Shaqaalaha Dawladda oo uu ugu horeeyo Agaasimaha fulinta ee Machadka Omer-sayid Qalonbi ayaa soo dhawayn u sameeyay Wufuud ka kala socday Ethiopian Civil Service University, Ghana Institute of Management and Public Administration, Jigjiga University iyo RADA College, oo ay xidhiidh dhaw leyihiiin.