Maamulka iyo shaqaalaha Machadka Shaqaalaha Dawladda CSI, oo uu ugu horreeyo Agaasimaha Fulinta Mohamoud Saed Adad, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan qoyska, qaraabada iyo eheladii uu ka b

Maamulka iyo shaqaalaha Machadka Shaqaalaha Dawladda CSI, oo uu ugu horreeyo Agaasimaha Fulinta Mohamoud Saed Adad, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan qoyska, qaraabada iyo eheladii uu ka baxay Aadan Axmed Mooge (kenadi) Abaandulihii hore ciidanka ilaalada Xeebaha JSL. Gaar ahaan, waxaan uga tacsiyeynaynaa Ibraahim Aadan Axmed, oo ka mid ah ardayda wax ka barata Machadka Shaqaalaha Dawladda, gaar ahaan kulliyadda (HRM).
Marxuumka oo maanta lagu aasay magaalada Hargeysa, waxaan Eebbe uga baryeynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo ehelkii, qaraabadii iyo dhammaan qaranka uu ka baxay.
اللهُـمِّ اغْفِـرْ لَهُ وَارْحَمْـه ، وَعافِهِ وَاعْفُ عَنْـه ، وَأَكْـرِمْ
نُزُلَـه ، وَوَسِّـعْ مُدْخَـلَه ، وَاغْسِلْـهُ بِالْمـاءِ وَالثَّـلْجِ وَالْبَـرَدْ ، وَنَقِّـهِ مِنَ الْخطـايا كَما نَـقّيْتَ الـثَّوْبُ الأَبْيَـضُ مِنَ الدَّنَـسْ ، وَأَبْـدِلْهُ داراً خَـيْراً مِنْ دارِه ، وَأَهْلاً خَـيْراً مِنْ أَهْلِـه ، وَزَوْجَـاً خَـيْراً مِنْ زَوْجِه ،