Launching English Diploma Course at CSI Burao …………………………………………………………………

Launching English Diploma Course at CSI Burao
…………………………………………………………………
CSI Burao is privileged to start first Diploma English course which will continue for eight months. 30 civil servants will get benefit from the course. CELTA English certified instructor will teach the course. Trainees sat in a placement test at CSI.
Course Af-Ingiriis ah oo laga bilaabaly Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda ee Burco
…………………………………………………..
Waxaa Sharaf u ah Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda Xaruntiisa Burco in laga bilaabo course English ah oo soconaya muddo 8 bilood ah oo ay qaadanayaan 30 shaqaale dawladeed ah. Courseka waxaa loo xulay in uu bixiyo macalin aqoonsare u leh dhigista Af-Ingiriisiga. Ardayda ayaa u fadhiistay imtixaankii qiimaynta ahaa ee lagu eegayey heerkooda aqooneed ee luuqada Af-Ingiriisiga.