Kulankii toddobaadlaha ahaa ee agaasime waaxeedyada oo uu shir-gudoominayey agaasimaha Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer-sayid Qalonbi Sidokale agaasimaha qorshaynta iyo horumarinta Machadka iy

Kulankii toddobaadlaha ahaa ee agaasime waaxeedyada oo uu shir-gudoominayey agaasimaha Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer-sayid Qalonbi
Sidokale agaasimaha qorshaynta iyo horumarinta Machadka iyo Madaxa waxbarashada heerka labaad (postgraduate coordinator), ayaa ka waramay halka ay marayaan hirgalinta qorshaha cusub ee sanadka iyo qorshaha tacliinta heerka labaad ee Machadku.
Waxaa kulanka joogay agaasime ku xigeenada fulinta ee Machadka mudane Badri Abdilahi iyo mudane Mustafe Axmed.