Kulan muhiima ayaa dhexmaray Mas'uuliyiinta Machadka Shaqaalaha Dawladda iyo mas'uulyiin ka socday World Banka Gaar ahaan mashruuca Dib - u habaynta Shaqaalaha Dawladda Somaliland. Kulanka waxaa lagag

Kulan muhiima ayaa dhexmaray Mas'uuliyiinta Machadka Shaqaalaha Dawladda iyo mas'uulyiin ka socday World Banka Gaar ahaan mashruuca Dib - u habaynta Shaqaalaha Dawladda Somaliland. Kulanka waxaa lagaga wadahadlay guulaha laga gaadhay mashaariic hore oo World Banku ka taageeray Machadka Shaqaalaha Dawladda iyo in la sii wado wadashaqaynta.