Isku bedel iyo Magacaabis Masuuliyiin.
Agaasimaha Fulinta ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Cumar Iid Qaloombi, oo sameeyey isku bedel iyo magacaabis.
Waxa uu xilalkan iyo masuuliyadahan kala duwan u magacaabay masuuliyiinta lifaaqa hoose magacyadooda iyo xilalkoodu ku xusanyihiin.
Dhamaantoodna waxa lagu boorinayaa in masuuliyadda la saaray ay si xilgudasho leh u qabtaan.