Human Resource Planning
++++++++++++++++++++
Today 27.11.2021, CSI has commenced 5 days on Human Resource Planning, that is a part of Human Resource Management, Professionalism Program which intended to the Human Resource Departments, from 15 Ministries and Agencies. .
Qorshaynta Cududda Shaqaalaha
++++++++++++
Maanta oo ay taariikhdu tahay 27.11.2021, CSI waxay bilawday 5 maalmood Qorshaynta Cududda Shaqaalaha, taas oo ah qayb ka mid ah Maaraynta Cududda Shaqaalaha, Barnaamijka Xirfada Shaqaalaha oo loogu talagalay Waaxaha Cududda Shaqaalaha, oo ka socda 15 Wasaaradood iyo Hay’ado.