
Hollka Shaqaalaha Dawladda Saaka Waxa ka qabsoomay Xafladda xilwareejinta Agaasimihii hore Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer-sayid Qalonbi iyo Agaasimaha Cusub ee Machadka Shaqaalaha Dawlada M
Hollka Shaqaalaha Dawladda Saaka Waxa ka qabsoomay Xafladda xilwareejinta Agaasimihii hore Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Omer-sayid Qalonbi iyo Agaasimaha Cusub ee Machadka Shaqaalaha Dawlada Mudane @Mohamoud Saed Adaad, Xaflada oo ay ka soo qayb galeen Wasiiro, Agaasimayaal guud, Agaasimayal hore, Qoraayo, Xildhibaano, Gudimiyayaal iyo dhamaan Shaqaala waynaha Machadka, Iyaga oo Sagootinayay Agaasimihii hore machadka, kana waramay waxqabadkiisi,Dhanka kale waxay duco iyo dardaran siyeen Agaasimaha cusub ee machadka.Ugu danbayn, Gudomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL - Civil Service Commission Mudane Cabdicasiis Xirsi Warsame Ayaan ukala wareejiyay Agaasimihii hore machadka iyo Agaasimaha Cusub ee machadka .
-
51109753613261217695134149089317633725677484nView
-
51099275213261223795133537086526827509522931nView
-
5111958731326122036180054264752962672497128nView
-
51099559813261222561800326138059475513078837nView
-
50961448313261210928468156155821370219251242nView
-
51112530113261219161800667539473141341005479nView
-
51112305413261207961801789084625592164029268nView
-
50255549313257640695491849091653201796657357nView