wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada, Mud. Yusuf Osman Garas ayaa lagu soo martiqaaday Machadka Shaqaalaha Dawladda xaruuntiisa Hargaysa, Kulankan oo qabsoomay 12 Ogosto, 2023 ayaa lagu

wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada, Mud. Yusuf Osman Garas ayaa lagu soo martiqaaday Machadka Shaqaalaha Dawladda xaruuntiisa Hargaysa, Kulankan oo qabsoomay 12 Ogosto, 2023 ayaa lagu lafaguray skaashiga Dawladda iyo Ganacsiga gaar ka" public private partnership " Aqoon iswaydaarsigaas ayaa loo qabtay Ardayda dhigataa kuuliyada Maamulka Magaaloyinka, Yusuf waa Khabiir aqoon dheer uleh dhanka Maamulka Dawligga ah.
Mihile Elmi Mihile madaxa kuliyadda Maamulka Magaaloyinka iyo xisaabadka Dawladda iyo Sido kale macalinkii bixinayay koorsadan Ahmed Egeh, ayaa si balaadhan ugu mahanaqay yosuf sida milgaha leh ee uu soo tebiyay ogaalkiisa Iskaashiga Dawladda iyo Ganacsiga gaar ka uu u leeyahay (Public Private Partnership).