Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa shalay ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaas ajandihiisa waxa w

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa shalay ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaas ajandihiisa waxa warbixin ka bixiya Agaasimaha waaxda qorshaynta iyo horumarinta, dhanka kale Agaasime ku xigeenka waaxda Qorshaynta iyo horumarka Ayaa soo jeediyay warbixin kusaabsanay qiimayta guud ee ay wadeen higher education iyado ka falceliyeen kuna lafa gureeen.
Ugu danbayn, Agaasimaha fulinta machadka ayaa ku hambalyeeyay agasimayaasha hawlaha shaqo ee qaranka u hayaan ku dhiiriyay inay halaka kasii wadaan