Happy Islamic New Year 1445 Machadka Shaqaalaha Dawladda oo ugu horeeyo Agaasimaha Fulinta ee Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi isago oo ku hadlaya afka Machadka waxaa uu la wadaagayaa farxada cura

Happy Islamic New Year 1445
Machadka Shaqaalaha Dawladda oo ugu horeeyo Agaasimaha Fulinta ee Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi isago oo ku hadlaya afka Machadka waxaa uu la wadaagayaa farxada curashada sannadka cusub ee Islamka dhamaan Shaqaalaha waynaha dawladda iyo shacabka reer Somaliland.
sidookale, waxaa si gaara uu ula wadagaya dhamaan shaqaale waynaha machadka xaasaskooda iyo caruurto farxada curashada sannadka cusub.