
*Hambalyo iyo Bogaadin Waxa uu si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaa Machada ka Shaqaalaha Dowladdu (CSI)' 13-ka arday ee reer Somaliland* ee dhammeystay ama ka qalin jabiyay kuliyadda Xisaabaadka i
*Hambalyo iyo BogaadinWaxa uu si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaa Machada ka Shaqaalaha Dowladdu (CSI)' 13-ka arday ee reer Somaliland* ee dhammeystay ama ka qalin jabiyay kuliyadda Xisaabaadka iyo Maaliyadda (Accounting and Finance) ee heerka labaad ee waxbarashada.Kuwaas oo Shalay, 28-kii June 2025, Xafladda qalinjabbintoodu ka dhacday hoolka Madaxtooyada Maamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida (Jigjiga). Ardaydan ayaa wax ku soo baranayay iskaashiga u dhexeeyay Machadka Shaqaalaha Dawladda (CSI) iyo Jaamacadda Jigjiga ( Jigjiga University).
Xafladda qalinjabinta waxaa kala qayb galay ardayda: Abdikadir Kamil_ Agaasime kuxigeenka Fulinta ee Tacliinta iyo Cilmibadhista Machadka iyo Agaasimaha Waaxda Tacliinta Maxmed Xasan
Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo.