Hambalyo Hambalyo….. Machadka shaqaalaha dawladda oo uu ugu horeeyo Agaasimaha Fulinta machadka mundane Omer-sayid Qalonbi waxaa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan ardaydii kusoo baxday imtix

Hambalyo Hambalyo…..
Machadka shaqaalaha dawladda oo uu ugu horeeyo Agaasimaha Fulinta machadka mundane Omer-sayid Qalonbi waxaa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan ardaydii kusoo baxday imtixaanka Ethiopia Graduate Admission test (GAT) ay u galayeen gaar ahaan shaqalihii loodirayay deeqdda waxbarasho ee laga helay Jaamacadda Ethiopian Civil Service University heerkeeda labaad. Agaasimaha iyo maamulka sare waxaa ay laqaateen kulan ardaydii ku so baxday imtaxaankaas halkaas oo uu warbixinna Ka siiyay ardayda Jaamacadda ay u ambabaxayaanee ECSU.