
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Machadka Shaqaalaha Dawladda oo uu ugu horeeyo Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Mohamoud Saed Adaad Waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhamaa
Hambalyo Hambalyo HambalyoMachadka Shaqaalaha Dawladda oo uu ugu horeeyo Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Mohamoud Saed Adaad Waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhamaan shacabwaynaha jamhuriyada somalilanad meelkasta oo ay joogaan munasibada Xuska Sannad guurada 65aad ee kasoo wareegtay malintii Jaymhuuriyada Somaliland ka qaadatay xoriyadeeda Boqortoyadii Ingriiska
26 JUNE,1960 kii awgeed
Allah sanadkan sanadkiisa haynagu wada gaadhsiiyo nabadgelyo, barwaaqo, horumar waara iyo aqoonsi buuxa.