Machadka Shaqaalaha Dawlada waxaa ka qabsoomay kulankii agaasimayaasha ee todobaadlaha ahaa kulankaaso warbixino kasoo jediyay Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawlaada mudane Omer-sayid Qal

Machadka Shaqaalaha Dawlada waxaa ka qabsoomay kulankii agaasimayaasha ee todobaadlaha ahaa kulankaaso warbixino kasoo jediyay Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawlaada mudane Omer-sayid Qalonbi kulamo iyo shirar uu kaga qaybgalay dalka Ethiopia,
Sidookale, Dhanka kale waxaa Dood laga galay munaasibadaha Daahfurka Postgraduateka iyo Xarunta CSI ee Burco.