Garyaqaan Cabdiqani Saleebaan waa khabiir ku takhasusay xeerarka shaqalaha muddo dheerna ku shaqaynayay ahna bare wax ka dhiga jaamacadda, sidookale ahna Agaasimaha Waaxda sharciyga ee Hay'adda Shaqaa

Garyaqaan Cabdiqani Saleebaan waa khabiir ku takhasusay xeerarka shaqalaha muddo dheerna ku shaqaynayay ahna bare wax ka dhiga jaamacadda, sidookale ahna Agaasimaha Waaxda sharciyga ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda.
1-dii Ogos, 2023ka waxaa xarunta Machadka Shaqaalaha Dawladda loogu soo marti qaaday ardayda sannadka kowaad ee Maamulka xarumaha Dawladda (Pubic Administration), kaas o uu barahu kaga waramayay "Xeerka Shaqaalaha Dawladda", Marti qaadkas oo uu soo agaasimay maamulka kulliyadda Mr Abdisalaan Maxamoud.
Ugu dambayn waxa aan mahad badan u jeedinaynaa Cabdiqani Saleebaan oo tababbarkan bixinayay iyo Siciid Caabi oo ah macallinka soo abaabulay kulankan