
Dhammaan shaqaalaha waynaha Machadka Shaqaalaha Dawladdu oo ay igu horeyaan maamulka sarre waxa ay halkan tacsi uga dirayaan dhammaan qoyska,qaraabada iyo asxaabti uu ka baxay marxuun Maxamed jaamac
Dhammaan shaqaalaha waynaha Machadka Shaqaalaha Dawladdu oo ay igu horeyaan maamulka sarre waxa ay halkan tacsi uga dirayaan dhammaan qoyska,qaraabada iyo asxaabti uu ka baxay marxuun Maxamed jaamac kooshin (macalin kooshin) kaas oo kana tirsanaa barayaasha machadka Alle hawnaxariiste.Sida oo kale, waxa ay sigaara uga tacsiyeynayaan shaqala-waynaha machadku Badri Abdilahi oo uu ahaa abtigii.