Machadka Shaqaalaha Dawlada waxa ka bilaabmay tababar kaas oo ku saabsanaa qorshe shaqo iyo miisaaniyad (WORK PLAN AND BUDGETING) oo ay qadanayeen 32 shaqaale oo ka kala socday 16 wasaaradood tababark

Machadka Shaqaalaha Dawlada waxa ka bilaabmay tababar kaas oo ku saabsanaa qorshe shaqo iyo miisaaniyad (WORK PLAN AND BUDGETING) oo ay qadanayeen 32 shaqaale oo ka kala socday 16 wasaaradood tababarka oo socondoona mudo 5 cisho waxaana dhigayay khabiirku takhasusay qorshe shaqo iyo miisaaniyad (WORK PLAN AND BUDGETING) Macalin Mixile Elmi Mixile,