DEEQDA WAXBARASHO EE HEERKA LABAAD EE JAAMACADDA (MASTERS DEGREE)
-----------------------------------------------
Machadka Shaqaalagha Dawladda (Civil Service Institute – CSI) oo bixiya waxbarasho tayo leh si kor loogu qaado xirfadaha iyo aqoonta shaqaalaha dawladda, waxa uu deeq waxbarasho oo ah heerka labaad ee jaamacadda (Master’s Degree) ka helay jaamadda Jigjiga University (JJU) ee dalka aynu jaarka nahay ee Ethipia.
Machadka Shaqaalaha Dawladdu wuxuu deeq waxbarasho ee heerka labaad ee Jaamacada ka helay Jaamacada Jigjiga.
Deeqdan waxbarasho wuxuu Machadku ugu kala qoondeeyey Wasaaradaha iyo Hay'addaha Dawladda siday u kala khuseeyeen
Sidaadka ka arki kartaan Lifaaqa hoose.