15- kii Ogos, 2023 ka , waxa xaruunta Machadka Shaqaalaha Dawladda lagu soo martiqaaday Sheekh Daahir Sheikh Aadan Jaamac oo ah sheikh ku takhasusay culluumta Diinta Islaamka. Kulankan oo loo qabtay a

15- kii Ogos, 2023 ka , waxa xaruunta Machadka Shaqaalaha Dawladda lagu soo martiqaaday Sheekh Daahir Sheikh Aadan Jaamac oo ah sheikh ku takhasusay culluumta Diinta Islaamka. Kulankan oo loo qabtay ardayda sannadka 1 aad ee kulliyada
Sharciga (Faculty of Law); kulankaas waxaa lagu gorfeeyay axkaamta islaamiga ah ee la xidhiidha Guurka iyo Furiinka.
Ugu dambayn, Maamulka Kulliyadda Cabdiqani Saleebaan ayaa u mahadnaqay macallinka sida sharafta leh ee uu ardayda ugu faahfaahiyay ugana jawaabay waydiimahooda la xidhiidha axkaamta Guurka iyo furiinka oo kamid ahaa casharrada ay ku qaadanayeen Maadadda Islamic Personal Law.