Machadka shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay kulankii agasimayaasha kaas oo uu shir gudoominayay Agaasimaha Fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, sida oo kale, Ku-xigeenka Agaasimaha Ful
Machadka shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay kulankii agasimayaasha kaas oo uu shir gudoominayay Agaasimaha Fulinta Machadka Mudane
Omer-sayid Qalonbi, sida oo kale, Ku-xigeenka Agaasimaha Fulinta ee Machadka dhanka Cilmi-baarista iyo Tacliinta Mr
Abadikadir Kamil ayaa ka warbixiyay xafladda qalinjabinta halkay marayso iyo sidii loo dardargalin laha,