
Machadka Shaqaalaha Dawladdu Civil Service Institute CSI waxa uu kuu diyaariyay fursad waxbarasho oo tayo sare leh oo ku saabsan ee Waxbarashada Jaamacadda, gaar ahaan Kuliyadda. Haddaba, waxaan ku w
Machadka Shaqaalaha Dawladdu Civil Service Institute CSI waxa uu kuu diyaariyay fursad waxbarasho oo tayo sare leh oo ku saabsan ee Waxbarashada Jaamacadda, gaar ahaan Kuliyadda.
Haddaba, waxaan ku wargelinaynaa dhamaan bahda jecel waxbarashada sare in Machadku soo kordhiyay kuliyado cusub, isla markaana uu sannad-dhigga 2025–2026 Qadanayo arday cusub.
