Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa shalay ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaas ajandihiisa waxa w

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa shalay ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaas ajandihiisa waxa warbixin ka bixiya kuxigeenka agaasimaha fulinta ee maamulka iyo maaliyada, dhanka kale Agaasimah waaxda Qorshaynta iyo horumarka Ayaa ka warbixiyay warbixinti qorshahA saddex biloodka aha oo waxuhu badankoda so buxiiyeen, dhanka tababarada ayaa waxa ka warbixiyay Agaasimaha waaxda Tababarada Barnamijkii ingirisiga iyo waxaa u qorshaysan iyo tababaro kale u qorshaysan, Sida oo kale Agaasimaha Waaxda Cududa shaqaalaha Aya ka warbixiyay aalada isticmalaan ee HRMS,
Ugu danbayn, Agaasimaha fulinta machadka ayaa ku hambalyeeyay agasimayaasha hawlaha shaqo ee qaranka u hayaan ku dhiiriyay inay halaka kasii wadaan.