Machadka Shaqaalaha Dawladda Waxaa saaka ka bilaabmay Tababar Kaas oo ahaa Maareynta Qandaraaska iyo Soo Iibka ( Procurement and Contract Management Training), Tababarkaas oo ay dhigayeen khubaro ku t

Machadka Shaqaalaha Dawladda Waxaa saaka ka bilaabmay Tababar Kaas oo ahaa Maareynta Qandaraaska iyo Soo Iibka ( Procurement and Contract Management Training), Tababarkaas oo ay dhigayeen khubaro ku takhasusay Tababarka oo kala ahaa Mr.Hassan Mohammed Hassan iyo Mr Ibraahim Ahmed Maxamed iyo Mrs Ella haruna.
Sidookale Tababarka waxaa qadanayay shaqaale ka kala socdsay 6 wasaaradood iyo hayadood, wakhtiga uu soconaayo tababarkasi uu yahay 4 maalmood, Tababarkan waxaa iska kashanaya Sanduuqa horumarinta Soomaalilaand iyo Machadka Shaqaalaha Dawladda.
Ugu danbayn, Tababarka waxa furay waxaa furay Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Omer-sayid Qalonbi iyo Agaasimaha waaxda tababarada Amal Suleiman Hagoog kana warbixisay muhiimada u tababarkan leyahay.