Maanta, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka ee Maamulka iyo maaliyada Mudane Mu

Maanta, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka ee Maamulka iyo maaliyada Mudane Mustafe Ahmed iyo Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka ee Tacliinta iyo cilmi baadhista mudane Abadikadir Kamil, ugu horayn kulankaas ajandihiisa waxa ka warbixin Kuxigenka Agaasimaha fulinta Machadka ee Maamulka iyo maaliyada isaga oo ka warbixiyay sida loo diyaariyay iyo cidii ka qaybqadanaysa doorkooda Imtixaanka Shahaadigaa ee Form 4 ee dugsiyada sare, Sida o kale, iskuduwaha waxbarashada heerka labaad ayaa warbixin ka bixiyay sida ay u diyaariyeen imtixaanka semesterka labaad ee waxbarashada heerka labaad iyo xiligay u qorsheyeen,
Ugu danbayn, Kuxigenka Agaasimaha fulinta machadkaee Maamulka iyo maaliyada ayaa ku hambalyeeyay agasimayaasha hawlaha shaqo ee qaranka u hayaan ku dhiiriyay inay halaka kasii wadaan