Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay kulankii Shaqaala waynaha Machadka ee bilaha ahaa kaas oo uu Shirgudoominayeen Kuxigeenada Agaasimaha fulinta Machadka, Ugu horayn kulankaas aya l

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay kulankii Shaqaala waynaha Machadka ee bilaha ahaa kaas oo uu Shirgudoominayeen Kuxigeenada Agaasimaha fulinta Machadka, Ugu horayn kulankaas aya lagaga hadlayay laguna warbixinayay shaqooyinka machadka oo ay ugu horayso Nidamka HRMS waxana ka warbixiyay Agaasimaha waaxda Cududa Shaqaalaha Machadak Marwo Fadumo mixile, sida oo kale waxaa warbixin kooban ka bixiyay Agaasimaha Waaxda Qorshaynta iyo Horumarinta Mudane Mohamoud Saed Adaad, qorshaha sanaadkan2024 waaxkasta ku shaqayn lahayd dhanka kalena shaqaaluhu so gudbistan qorshahooda ku sunta qorshahaa guud,