Saaka, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka furmay Tababarka kaas oo ahaa Public Financial Management , Kaas oo ay ka qayb galeen 10 Wasaaradood iyo Hay'addood iskugu jira,Tirada dadka ka imaadayna a

Saaka, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka furmay Tababarka kaas oo ahaa Public Financial Management , Kaas oo ay ka qayb galeen 10 Wasaaradood iyo Hay'addood iskugu jira,Tirada dadka ka imaadayna ay dhanaayen 30 qof, Tababarkan oo loogu talo galy waaxayaha Maamulka lacagta ee wasaaradaha iyo hay'addaha 10 ka ah, mudada uu soconayo tababarkan uu yahay 5 cisho.
Ugu danbayn Tababarkan furitaankisa waxaa kaso qaybgalay isla markana Furay Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Tacliinta iyo cilmibaadhista Mudane Abdikadir kaamil iyo agaasimaha waaxda tababarka Noura Nuuh,Sida oo kale Tababarka Waxaa bixinayay Khabiir ku takhasusay oo in badana ku shaqaynaya Mr. Maxamed Ibrahim