OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ku war-galinayaa mar labaad dhammaan Ardaydii ku soo baxday imtaxaankii Galitaanka (Entrance Exam) kii Sannadka dugsiyeedka 2024/2025 e

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ku war-galinayaa mar labaad dhammaan Ardaydii ku soo baxday imtaxaankii Galitaanka (Entrance Exam) kii Sannadka dugsiyeedka 2024/2025 ee noqonaya(Fresh Students) in uu jiro kulankii muhiimka ahaa ee Jihaynta ardayda cusub (Student Orientation) kulan kaas oo ka dhici doona HOOLKA SHAQAALAHA DAWLADDA 06.11.2024 maanta oo Arbaca wakhtiguna waa 5:40 PM (salaada maqrib kadib)Insha Allah.