csiwaxa saaka ka bilaabmay tababbar ku saabsan (PUBLIC FINANCIAL MANAGEMENT )

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka bilaabmay tababbar ku saabsan (PUBLIC FINANCIAL MANAGEMENT ) waxana qaadanayay shaqaale ka kala socda laba iyo toban wasaaradood. Muddada uu soconayaa waa laba cisho.
Tababarkaa waxa bixinaya Julius Aikins-Hawkson oo ah khabiir ka socda Ghana Institute of Management and Public Adminstration(GIMPA), sidoo kale waxa la bixinaya tabobaraka Nimco xusein farax oo ka socda Civil Service Institute(CSI).