CSIwaxa ka kasii socda Barnaamaj muhiim u ah Shaqaalha Wasaaradah iyo Hay'adaha Dawladda oo ah POSTGRADUATE PROGRAM oo ay ku baran doonaan (Planning and policy).

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka kasii socda Barnaamaj muhiim u ah Shaqaalha Wasaaradah iyo Hay'adaha Dawladda oo ah POSTGRADUATE PROGRAM oo ay ku baran doonaan (Planning and policy). kaas oo ah tababarro iyo aqoon kobcin loogu talagaly shaqaalaha hawlaha adeegbixinta Dawladda u ah udub dhexaadka shaqada in xirfadooda iyo aqoontooda lagu kobciyo.
Sidaa daraadeed, barnaamajkan waxabarashada iyo tababarka isugujira waxa bixinaya oo iska kaashanay Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda (CSI) iyo Mac'hadaka Gaana ee Maamulka arrima dawliga ah (GIMPA).
Si kastaba ha ahaatee, barnaamajkan Postgraduate-ka ah waxa maanta oo kasii socda waxaana bixinayay khabiir kasocday GIMPA ee magaciisu yahay MARTIN MORGAN TUULI waxana la bixinayay mixile elmi mixile oo ka socda mac'hadka shaqalaha dawlada
Ugudanbayn, barnaamajka waxbarashada iyo tababarrKa isugujiraa ee Postgraduate ahi waxa uu soconaya muddo 8 wiig oo ay si wadajir ah u wada wadi doonaan CSI iyo GIMPA.