csi waxa saaka ka bilaabmay tababbar ku saabsan (Data Gathering )

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka bilaabmay tababbar ku saabsan (Data Gathering ) waxana qaadanayay shaqaale ka kala socda laba iyo toban wasaaradood. Muddada uu soconayaa waa laba cisho.
Tababarkaa waxa bixinaya Paul Rex Danquah oo ah khabiir ka socda Ghana Institute of Management and Public Adminstration(GIMPA), sidoo kale waxa la bixinaya tabobaraka Ahmed Maxamed Cabdilaali oo ka socda Civil Service Institute(CSI).