CSI waxa ka socda tababbar ku saabsanaa ( ICT lower level )

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka socda tababbar ku saabsanaa ( ICT lower level ) waxana qaadanayay shaqaale ka kala socda sagaal wasaaradoodiyo hayadood. Muddada uu soconayaa waa afar cisho.
Tababarkaa waxa bixinayay oo siiwada Julius Aikins-Hawkson oo ah khabiir ka socda Ghana Institute of Management and Public Adminstration(GIMPA), sidoo kale waxa la bixinaya tabobaraka ahmed maxamed abdilahi oo ka socda mac'hadka Civil Service Institute(CSI).