
Tababarkaa waxa bixinayay oo siiwada MARTIN MORGAN TUULI oo ah khabiir ka socda Ghana Institute of Management and Public Adminstration(GIMPA), sidoo kale waxa la bixinaya tabobaraka Abdikaadir kaamil oo ka socda mac'hadka Civil Service Institute(CSI).